Waa waqtigii la kici lahaa. Oo saacada ayaa alarmigu dhacayaa.
目覚ましが鳴っています。さあ起きる時間です。
Waxay cadayanaysaa ilkeheeda.
歯をみがきます。
Waxay luqluqatay afkeeda.
口をゆすぎます。
Way qubaysatay oo waxay maydhaysaa timeheeda.
シャワーを浴びて、髪を洗います。
Waxay isku qalajisay shukumaanka.
タオルで体をふきます。
Waa ay lebisanaysaa oo waxay xidhatay goonno iyo funaanad.
身じたくをします。スカートをはいて、ブラウスを着ます。
Boorso gacmeedkeeda ayey soo qaadanaysaa.
ハンドバッグを手に取ります。
Waxay qaadatay boorso gacmeedkeeda oo ay shaqada ku tagaysaa.
ハンドバッグを持って、仕事に行きます。
Waxay u lugaynaysaa shaqadeeda.
歩いて仕事に行きます。
Shaqada ayay timi. Waxayna ka shaqeysaa xafiis.
職場に着きました。彼女はオフィスで働いています。