Kip wuxuu dareemayaa inuu cunnayo xoogaa baasto dhaadheer ah.
キップは、麺類が食べたい気持ちになりました。
Kip waxa uu ka codsanayaa saaxiibkiis inay is racaan.
一緒に行こうと友達を誘いました。
Waxay raadinayaan meel ay wax ka cunnaan.
彼らは、食事ができる場所を探しました。
Waxay raadinayaan meel lagu iibinayo baasto.
麺類を売っているところを見つけました。
Kip iyo saaxiibkiis waxay heleen miis.
キップと彼の友達は、空いているテーブルを見つけました。
Way fadhiisteen kadibna u yeedheen kabayeeriga.
その席に座ってから、ウェイターを呼びました。
Kabayeeriga way u timi. Kip wuxuu dalbaday baasto.
ウェイターがやってきて、キップは麺を頼みました。
Saxiibkiis ayaa isna dalbanaya baasto sidoo kale.
彼の友達も、麺を頼みました。
Mid kastaana wuxuu helayaa koob biyo ah.
それぞれコップ1杯の水をもらいました。
Kabayeeriga waxay u keentay cuntada.
ウェイターが、麺を持ってきてくれました。
Waxay ku dareen suugo iyo milix, kadibna isku walaaqeen baastada.
ソースと塩を加えて、かき混ぜて麺と馴染ませました。
Kip iyo saaxiibkiis waxay cunneen baastadii. Aad bayna u macaanayd.
キップと友達は、麺を食べました。麺はとてもおいしかったです。
Waxa uu cabbay biyihiisa.
キップは、水を飲みました。
Waxay iska bixiyeen lacagtii biilka.
それから代金を支払いました。