Mai waxay raadinaysaa filim ay daawato. Waxay rabtaa inay shaleemada aado iyada iyo saaxibadeeda ugu qaalisan, ee Lisa.
マイは観に行く映画を検索しています。親友のリサと一緒に、映画館に行きたいのです。
Mai waxay mooto u qaadatay shaleemada. Waxay ku heshiiyeen inay halkaas ku kulmaan.
マイはスクーターに乗って映画館へ行きます。マイとリサは、映画館で会う事にしていました。
Shaleemada ayey isku salaameen. Aad ayey ugu faraxsan yihiin daawashada filimka.
映画館で、マイとリサはあいさつをかわします。二人は映画を観るのでワクワクしています。
Mai waxay ka iibsatay tikadhadooda halka miiska tikidhada.
マイは入場券売り場で二人分の入場券を買います。
Waxay kaloo soo iibsatay baakad weyn oo salool ah.
大きなサイズのポップコーンも買います。
Lisa waxay qaadatay saloolka, halka Mai ay soo iibsanayso laba dhalo oo soodhaha ah.
マイが2本の炭酸飲料を買う間、リサはポップコーンを持っています。
Waxay tusayaan tikidhada ka hor inta aysan gudaha u gelin si ay u daawadaan filimka.
映画を観る部屋の中に入る前に、二人は入場券を見せます。
Waxay raadinayaan kuraastooda. Waana mugdi sababtoo ah filimku mar hore ayuu bilaabay.
二人は自分たちの席を探します。映画はもう始まっていたので、室内は暗いです。
Waxay u fariisteen si ay daawashada filimka.
二人は座って、映画を見ます。
Waa filim jaceyl ah. Kaasi waa nooca ay jecel yihiin.
映画は恋愛映画。二人が好きなジャンルです。
Dhamaadka filimka ka dib way is macasalaameeyeen oo guriga aadeen.
映画を観た後、二人は「さよなら」と言って、家に帰ります。